Furitaanka Tababarka ARFF ee Shaqaalaha Madaarka Cigaal
Waxa aan maanta si rasmi ah u furay tababar muhiim ah oo ku saabsan Badbaadada iyo Amniga (Safety and Security), kaas oo loo qabtay shaqaalaha Qaybta Badbaadada iyo Amniga ee Madaarka Cigaal, gaar ahaan Waaxda Gurmadka Degdegga ah (ARFF – Aircraft Rescue and Fire Fighting). Tababarkan oo diiradda lagu saarayo kor u qaadista aqoonta iyo…