Saxeexa Barnaamijka Taakulaynta Caafimaad ee Shaqaalaha Wasaaradda
Caawa waxa aanu saxeexnay Barnaamijka Taakulaynta Caafimaad ee Shaqaalaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL, iyadoo saxeexu ka dhacay madal lagu qabtay barxadda Wasaaradda.
Maanta wixii ka dambeeya, shaqaalaha Wasaaraddu waxa ay heli doonaan taakulo caafimaad (Health Package) oo bilaash ah. Tallaabadani waxa ay qayb ka tahay dadaalka aanu ku daryeelayno shaqaalaha, kuwaas oo ah tiirarka ay ku taagan tahay adeegga Wasaaradda.
English summary
This evening we signed a staff health support programme for the Ministry of Civil Aviation and Airports Development. From today, all Ministry staff will receive a free health package.
Source: Abdirashid Abdi Jama on Facebook