Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Duulista Hawada oo Si Rasmi ah u Furay Tababar ka Amniga Duulista (AVSEC) ee Madaarka Cigaal
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL, Mudane Yuusuf Kayse Cabdilaahi, oo aan ku wehelinayay Kulanka ayaa si rasmi ah u furay tababar muhiim ah oo loogu talagalay shaqaalaha Madaarka Cigaal, gaar ahaan qaybta Amniga Duulista Hawada (AVSEC). Tababarkan oo ah Aviation Security Refreshment Courses (ASRC), ayaa waxaa loogu talo galay in kor…