Tababar Amni oo loo Qabtay Madaarka Cigaal iyo Baraha Kantaroolka Hargeysa

Tababar Amni oo loo Qabtay Madaarka Cigaal iyo Baraha Kantaroolka Hargeysa

Waxa aan maanta, aniga oo uu i weheliyo Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland, u furay tababar loo qabtay laamaha amniga ee Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal iyo baraha kantaroolka ee magaalada Hargeysa.

Tababarkan waxa uu diiradda saarayaa kor u qaadista aqoonta iyo xirfadaha hawlwadeennada amniga, gaar ahaan ka hortagga, ogaanshaha iyo maaraynta khataraha amni ee ka iman kara baraha kantaroolka dalka.

English summary

Together with the Deputy Commander of the Somaliland Police, I opened a training for security units at Egal International Airport and Hargeisa's checkpoints. It focuses on building staff skills in preventing, detecting and managing security threats.

Source: Abdirashid Abdi Jama on Facebook

More News