Wasaaradda oo Soo Dhawaysay Safiirka Somaliland ee Yemen, Danjire Idiris Aadan Raage
Maanta Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL waxa aanu si diirran ugu soo dhawaynay Safiirkeenna dalka Yemen, Danjire Idiris Aadan Raage, oo dhawaan dalka dib ugu soo laabtay.
Waxa aanu ku faraxsanahay soo laabashadiisa, waxaana Alle uga baryaynaa inuu u fududeeyo gudashada waajibaadkiisa Qaran. Soo dhawoow Danjire.
English summary
The Ministry warmly welcomed Somaliland's Ambassador to Yemen, Ambassador Idiris Aadan Raage, on his return to the country, and wished him success in his national duties.
Source: Abdirashid Abdi Jama on Facebook