Maayor Muraad Muxuu Ku Yidhi Reer Borama+Jawaabtiisa
Marka hore akhristayaasha sharafta leh meel walba oo ay caalamka ka joogaan waan salaamayaa, salaam ta ugu qiimaha iyo qaayaha badan, salaanta ehlu janaha Asalaamu Calaykum Warax Ma tulaahi wa barakaatuhu. Salaam ka dib, qofka madaxda ah ee la doortay ama cidi ha soo magacaabto (Select) ama cod ha lagu soo doortee (Elect) waxa muhiim…