Xafladda Xilwareejinta iyo Soo dhawaynta Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Duulista Hawada, iyo Horumarinta Madaarada Somaliland

Xafladda Xilwareejinta iyo Soo dhawaynta Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Duulista Hawada, iyo Horumarinta Madaarada Somaliland

Bismilaahi Raxmani RaxiimMudanayaal; iyo Marwooyin waad salaaman tihiin dhamaantiin.Waxa mahad oo dhan keligii iska leh; ilaaha suurta geliya wax walba oo suurta gala, Madashana inagu simay inaga oo caafimaad qabna in aynu iskugu nimaadno. waxa aan marka labaad mahad balaadhan u jeedinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo 14kii bisha ii gartay in aan noqdo Agaasimhiisa Guud…

Kelmadii aan ka jeediyay Shirka Golaha Dhexe 4aad ee xisbiga WADDANI

Kelmadii aan ka jeediyay Shirka Golaha Dhexe 4aad ee xisbiga WADDANI

Marka labadaad waxa aan salaamayaa xubnaha golaha dhexe ee ka kalayimiday gobolada dalka iyo laamaha dibada, waxaanan ku soodhawaynayaa shirka golaha dhexe ee afaraad oo maanta inooga furmayhoteelkan Maansoor ee magaalada Hargaysa.intaa ka dib Mudanayaal iyo marwooyin garabka dhalinyarada ee xisbiguwaa garabka ugu muhiimsan ama ugu balaadhan ee xisbiga, ilaa maalintiixisbiga la aas-aasayay ilaa maanta…

Safarkii Shaqo ee Aan Ku Tagay Gobalada Dalka Jamhuuriyada Somaliland

Safarkii Shaqo ee Aan Ku Tagay Gobalada Dalka Jamhuuriyada Somaliland

Waxa aan soo nabad gaadhnay magaalada Ceerigaabo oo uu nooga bilaabmi doono safarkii gobolada Somaliland ee hogaanka Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee xisbiga WADDANI. waxa aanu kulamo la yeelan doonaa haldoorka dhalinyarada ee Lixda gobol ee Jamhuuriyada Somaliland. šŸ“CEERIGAABO 9 August, 2024, Waxa caawa kulan soo dhawayn ah oo ay qaban qaabiyeen madaxda xisbiga ee…

Shirka Dhalinyarada Aduunka ee ka dhacay Dalka Russia waxa iskugu imid 180 Wadan
|

Shirka Dhalinyarada Aduunka ee ka dhacay Dalka Russia waxa iskugu imid 180 Wadan

Shirkan waxa uu ahaa shir ay iskugu imaadeeen dhalinyaro ka kala socota 180 Wadan, waxa uuna ahaa shirkii labaad ee ka dhaca dalka russia oo aan ka qayb galo. Shirkan waxa la gu soo bandhigay 180 kaa wadan waxa ay ku wanaagsanyihiin oo ay ka mid ahaayeen dhaqankooda, waxa uu wadankooda leeyahy iyo fikirkooguba… KA…

Qaxootiga Xadhkaha Goostay; iyo Ku Qul-Qulidda Qaaradda Europe.
|

Qaxootiga Xadhkaha Goostay; iyo Ku Qul-Qulidda Qaaradda Europe.

Qaxootigu iskama abuurmin ee sababo dhaliyey ayaa jira. Waxay Somalidu ku maahmaahdaa haad habeen kacay sabab kicisay ayaa jirta ee iskama kicin. Markii Ingriisku sameeyey warshadaynta ( Industrial revolution) wax yar kadiba waxaa iyaguna ka daba sameeyey wadano kale oo ay ka mid tahay Faransiiska. Markii dambe waxay wada gaadhay qaaradii Europe oo wadan waliba…

MID IGA QORA
|

MID IGA QORA

Marka hore Rabbi bay mahadi u sugnaatay inaga dhigay dad islaam ah, Rasuulkiisana naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato. Intaas ka dib wakhtigan aan qorayo mowduucan waxa aan ku suganahay guriga xaafadu ka degan tahay magaalada Boorama waxaanan qalinka u soo qaatay in aan qoraal ku muujiyo aragtidayda ku aadan waxyaabaha maskaxdaydu isleedahay waa…