Wasaaradda Duulista Hawada oo Si Rasmi ah u Soo Gabagabaysay Tababarkii Shaqaalaha Madaarada Dalka
Waxaan maanta si rasmi ah ugu soo gebagabeeyay tababarkii ay ka faa’iidaysanayeen shaqaalaha gobollada dalka ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL, tababarkaas oo ka socday gobollada kala duwan ee dalka. Munaasabadda xiritaanka tababarka ayaa si gaar ah loogu qabtay shaqaalaha Madaarka Kalabaydh ee degmada Gebilay. Tababarkan ayaa qayb ka ah Qorshaha Wasaaradda Duulista…