Wasaaradda Duulista Hawada oo Furtay Tababar ku Saabsan Maaraynta Xaaladaha Deg-degga ah
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u furtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Maaraynta Xaaladaha Deg-degga ah (Emergency Response Management Training). Tababarkan oo loo qabtay shaqaalaha Madaarka Cigaal International Airport, ayaa qayb ka ah qorshaha horumarinta madaaradda iyo sare u qaadista tayada shaqaalaha. Khubaro ku takhasusay la tacaalida…