Strategic Horizon 2029
Kelmadayda Furitaanka Kulan-howleedka Qorshaha Shanta Sanno (2025-2029) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Kelmadayda Furitaanka Kulan-howleedka Qorshaha Shanta Sanno (2025-2029) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Maanta waxaan shir muhiim ah la yeeshay madax-qaybeedayada Xarunta iyo Madaarka Cigaal International Airport. Kulankan oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Wasaaradda, waxa aan la yeeshay madax-qaybeedyada Xarunta Dhexe iyo kuwa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Waxaan kulankaasi diiradda ku saarnay arrimo waaweyn oo la xiriira: Kulankan waxa uu muujiyay sida ay Wasaaraddu…
Waxaan maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda. Shirkan waxa lagu falanqeeyay: Shirkan oo qayb ka ah kulamadayada joogtada ah ee todobaadlaha ah, waxa uu muhiimad weyn u leeyahay kor u qaadista hufnaanta shaqo, horumarinta adeegyada duulista hawada, iyo xaqiijinta qorshayaasha horumarineed ee sanadkan 2025. Waxaan ku adkaysanayaa in wada-shaqeynta, isla-xisaabtanka, iyo hufnaanta…
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u furtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Maaraynta Xaaladaha Deg-degga ah (Emergency Response Management Training). Tababarkan oo loo qabtay shaqaalaha Madaarka Cigaal International Airport, ayaa qayb ka ah qorshaha horumarinta madaaradda iyo sare u qaadista tayada shaqaalaha. Khubaro ku takhasusay la tacaalida…
Waxa aan si rasmi ah u furay tababar muhiim ah oo loo qabtay qaybo ka mid ah shaqaalaha ka howlgala Madaarka Cigaal. Tababarkan oo loo qabtay qayb ka mid ah hawl-wadeenada Hay’addaha kala duwan ee ka hawl-gala Madaarka Cigaal ee kala ah Ciidanka Socdaalka, Ethiopian Airlines iyo NASHA, waxa uu diiradda saarayay kor u qaadidda…
Galabta waxaan booqday Garoonka Hargeysa Stadium si aan u dhiirrigeliyo kooxda kubadda cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL , oo ciyaar muhiim ah ku lahayd horyaalka caasimadda. Aad baan ugu faraxsanahay dadaalka iyo niyadda wanaagsan ee ay ciyaartoydu muujiyeen. Waanan ugu hambalyaynayaa Guusha ay ka gaadheen kooxdii ay galabta la ciyaareen. Highlight
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray qiimaynta shaqada iyo hawlaha ay soo qabteen Agaasimayaasha Guud mudadii ay xilka hayeen, si kor loogu qaado hufnaanta iyo waxqabadka hay’adaha dowliga ah. Intii uu socday kulanka madaxweynaha,…
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa Safarkii ugu horreeyay ee madaxweyne Somaliland ah uu ku tago dalka Qatar u ambo baxay maanta. Safarkani wuxuu calaamad u yahay dadaal cusub oo lagu horumarinayo xidhiidhka caalamiga ah iyo raadinta aqoonsi buuxa. Somaliland waxay diyaar u tahay inay dunida la furto bog cusub oo iskaashi, horumar iyo diblomaasiyad leh. Safarka…
Waxa aan safar ku soo gaadhnay Magaalada Gebilay Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Madaxweyne kuxigeenka Qaranka Danjire Maxamed Cali Cabdi.