Hambalyo Jamhuuriyad Somaliland 🟥⬜🟩
Jamhuuriyada Somaliland waa Dal dimuqraadi ah oo si iskiis ah isu maamulayay muddo ka badan 30 sano, lehna Hay’ado dowladeed oo shaqeeya….
Newsroom
Updates, statements and press releases from the Office of the Director General.
Jamhuuriyada Somaliland waa Dal dimuqraadi ah oo si iskiis ah isu maamulayay muddo ka badan 30 sano, lehna Hay’ado dowladeed oo shaqeeya….
Kelmadayda Furitaanka Kulan-howleedka Qorshaha Shanta Sanno (2025-2029) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Maanta waxaan shir muhiim ah la yeeshay madax-qaybeedayada Xarunta iyo Madaarka Cigaal International Airport. Kulankan oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Wasaaradda,…
Waxaan maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda. Shirkan waxa lagu falanqeeyay: Shirkan oo qayb ka ah kulamadayada joogtada ah…
Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si rasmi ah u furtay tababar muhiim ah oo ku saabsan Maaraynta Xaaladaha…
Waxa aan si rasmi ah u furay tababar muhiim ah oo loo qabtay qaybo ka mid ah shaqaalaha ka howlgala Madaarka Cigaal….
Galabta waxaan booqday Garoonka Hargeysa Stadium si aan u dhiirrigeliyo kooxda kubadda cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL ,…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda….
Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa Safarkii ugu horreeyay ee madaxweyne Somaliland ah uu ku tago dalka Qatar u ambo baxay maanta. Safarkani wuxuu…