Kulankii aan la yeeshay Madax-qaybeedyada Xarunta iyo Madaarka Cigaal
Maanta waxaan shir muhiim ah la yeeshay madax-qaybeedayada Xarunta iyo Madaarka Cigaal International Airport. Kulankan oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Wasaaradda, waxa aan la yeeshay madax-qaybeedyada Xarunta Dhexe iyo kuwa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Waxaan kulankaasi diiradda ku saarnay arrimo waaweyn oo la xiriira: Kulankan waxa uu muujiyay sida ay Wasaaraddu…