Wejiga Koowaad ee Dhismaha Madaarka Boorama oo Dhammaaday
Waxa aanu dhawaan soo bandhignay waxyaabihii nooga qabsoomay wejiga koowaad ee dhismaha Madaarka Boorama, oo ah horumar muhiim ah oo aan hore uga qabsoomin.
Waxa xusid mudan in madaarku maanta, haddii loo baahdo, ay diyaaraduhu si ammaan ah uga soo degi karaan. Hawsha ugu weyn ee inoo hadhay waa in runway-ga la saaro asphalt, iyo dhismaha terminal casri ah oo qurux badan, kaas oo nashqadiisa aanu isna la wareegi doono.
Mashruucani waxa uu qayb muhiim ah ka yahay horumarinta kaabayaasha Somaliland.
English summary
We presented the results of phase one of Borama Airport's construction. Aircraft can now land safely at the airport when needed. The next steps are an asphalt runway and a modern terminal, whose design we will also take over. The project is an important part of developing Somaliland's infrastructure.
Source: Abdirashid Abdi Jama on Facebook