Strategic Horizon 2029
Kelmadayda Furitaanka Kulan-howleedka Qorshaha Shanta Sanno (2025-2029) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Kelmadayda Furitaanka Kulan-howleedka Qorshaha Shanta Sanno (2025-2029) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Qaxootigu iskama abuurmin ee sababo dhaliyey ayaa jira. Waxay Somalidu ku maahmaahdaa haad habeen kacay sabab kicisay ayaa jirta ee iskama kicin. Markii Ingriisku sameeyey warshadaynta ( Industrial revolution) wax yar kadiba waxaa iyaguna ka daba sameeyey wadano kale oo ay ka mid tahay Faransiiska. Markii dambe waxay wada gaadhay qaaradii Europe oo wadan waliba…
Maanta waxaan shir muhiim ah la yeeshay madax-qaybeedayada Xarunta iyo Madaarka Cigaal International Airport. Kulankan oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Wasaaradda, waxa aan la yeeshay madax-qaybeedyada Xarunta Dhexe iyo kuwa Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Waxaan kulankaasi diiradda ku saarnay arrimo waaweyn oo la xiriira: Kulankan waxa uu muujiyay sida ay Wasaaraddu…
Marka labadaad waxa aan salaamayaa xubnaha golaha dhexe ee ka kalayimiday gobolada dalka iyo laamaha dibada, waxaanan ku soodhawaynayaa shirka golaha dhexe ee afaraad oo maanta inooga furmayhoteelkan Maansoor ee magaalada Hargaysa.intaa ka dib Mudanayaal iyo marwooyin garabka dhalinyarada ee xisbiguwaa garabka ugu muhiimsan ama ugu balaadhan ee xisbiga, ilaa maalintiixisbiga la aas-aasayay ilaa maanta…
Waxa aan Booqasho ku tagnay aniga oo weheliya hogaanka Dallada Heegan xaafada Qoorgaabtii hore ee magaalada Boorama. Waxa aan ku bogaadinayaa Kulamada, wacyi-gelinta iyo dardarta ay ku howlan tahay Dallada Heegan iyo hogaankeedu. Follow Our Social Media: https://www.facebook.com/share/p/r7W36U1dhFJbTsSf/
Jamhuuriyada Somaliland waa Dal dimuqraadi ah oo si iskiis ah isu maamulayay muddo ka badan 30 sano, lehna Hay’ado dowladeed oo shaqeeya. Aqoonsiga Somaliland wuxuu gacan ka geysan karaa xasilinta gobolka, iskaashiga amniga, iyo horumarinta ganacsiga caalamiga ah. REPUBLIC OF SOMALILAND