“Hogaamiye Han Sare Ka leh siyaasada” 

ABOUT US

Waa Kuma Abdirashiid?

Abdirashid Abdi Jama waxa uu ku dhashay magaalada Boorama maalin isniin ah, Waxa uu wax ku bartay dalka gudihiisa iyo dibadiisaba

0
Years in Political
0 +
Years Work Expreince
Rashiid Iyo Siyaasada

Hogaamiye Mustaqbal Ifaya Ka leh Siyaasada...

Bilawgii Hogaaminta

Waxa ay ka bilaabmantay Hogaamintaydu Dugsigii Hoose ilaa Kii Sare Halkaas oo aan Ka ahaa Hormuudka Classka (Class Chairperson)

Kalkii Labaad

Waxa kale oo uu noqday hormuudka ardayda baranaysay kuliyada dhaqaalaha iyo siyaasada ee jaamacada Camuud, halkaas oo markii dambana uu noqday gudoomiye kuxigeenka ururka ardayda jaamacada Camuud (Student Union).

Sanadkii 2019

waxa uu noqday shakhsigii ugu yaraa ee ka qaybgala shirka golaha dhexe oo ka dhacay magaalada Burco, halkaas oo loogu soo cumaamaday in uu noqdo gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga WADDANI ee gobolka Awdal.

Mudo Kooban Ka dib

waxa loo dalacsiiyay gudoomiyaha dhalinyarada heer qaran ee garabka dhalinyarada heer qaran ee xisbiga WADDANI oo ka mid ah boosaska ugu muhiimsan hadaanu ahaynba ka ugu muhiimsan ee xisbiga ka dhex jira. Mudada uu joogo halkaas waxa uu wax la taaban karo ka qabtay difaaca xuquuqda dhalinyarada dalka isaga oo hogaankana u qabtay duufaanta dhalinyarada mucaaradka ah ee ka jirta dalka.

Waxa uu 2021 noqday masuulka tababarka muraaqibiinta doorashadii isku sidkanayd ka shaqaynaysay, waxa kale oo uu hogaaminayay guushii xisbiga waddani ka keenay doorashadii isku sidkanayd ee dalka gaar ahaan gobolka Awdal oo uu si gaar ah ugu suntanaa.

Abdirashid oo ku jira hogaaminta sare ee xisbiga WADDANI waxa uu leeyahay mustaqbal ka dhex ifaya dhalinyarada Soomaalida iyo geeska Afrikaba.

Waddani Party

“Hogaaminta Xisbiga Waddani”

Testimonials

See What Our Leaders Say

Markii aan gudoomiyaha garabka dhalinyarada u magacaabay Abdirashiid, waxa aan ogaaday inuu yahay nin la iskuwada raacay, xidhiidho caalami ahna leh, oo aan kalsooni buuxda ku qabo inuu wax badali karo

Abdirahman Cirro

Leader of Waddani Party

Abdirashid waxa aan ku arkay inuu leeyahay sifaha hogaamiye wax badali kara, runtii waa siyaasi da’yar oo mustaqbal ifaya leh

AMB Maxamed Ali Aw Abdi

Vice Leader of Waddani Party

Abdirashid Waa Hogaamiye Iyo Siyaasi Saamayn Wayn Ku Leh Siyaasada Somalida Gaar ahaan Somaliland Waana Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Waddani

H.E Abdirahman Mohamed Abdilahi

 Leader of Waddani National Political Party

Gallery

Events

Latest Post

Play Video