Happy 18-May to my Beloved Somalilanders


Galabta waxaan booqday Garoonka Hargeysa Stadium si aan u dhiirrigeliyo kooxda kubadda cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL , oo ciyaar muhiim ah ku lahayd horyaalka caasimadda. Aad baan ugu faraxsanahay dadaalka iyo niyadda wanaagsan ee ay ciyaartoydu muujiyeen. Waanan ugu hambalyaynayaa Guusha ay ka gaadheen kooxdii ay galabta la ciyaareen. Highlight
Kelmadayda Furitaanka Kulan-howleedka Qorshaha Shanta Sanno (2025-2029) ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL.
Marka labadaad waxa aan salaamayaa xubnaha golaha dhexe ee ka kalayimiday gobolada dalka iyo laamaha dibada, waxaanan ku soodhawaynayaa shirka golaha dhexe ee afaraad oo maanta inooga furmayhoteelkan Maansoor ee magaalada Hargaysa.intaa ka dib Mudanayaal iyo marwooyin garabka dhalinyarada ee xisbiguwaa garabka ugu muhiimsan ama ugu balaadhan ee xisbiga, ilaa maalintiixisbiga la aas-aasayay ilaa maanta…
Society Awareness Of Immigration and Development (SAID ORG) Chief Executive Abdirashid Abdi Jama https://zaidorg.wordpress.com/2015/05/19/society-get-experience-the-background-of-said-organization/
Jamhuuriyada Somaliland waa Dal dimuqraadi ah oo si iskiis ah isu maamulayay muddo ka badan 30 sano, lehna Hay’ado dowladeed oo shaqeeya. Aqoonsiga Somaliland wuxuu gacan ka geysan karaa xasilinta gobolka, iskaashiga amniga, iyo horumarinta ganacsiga caalamiga ah. REPUBLIC OF SOMALILAND
Waxa aan Booqasho ku tagnay aniga oo weheliya hogaanka Dallada Heegan xaafada Qoorgaabtii hore ee magaalada Boorama. Waxa aan ku bogaadinayaa Kulamada, wacyi-gelinta iyo dardarta ay ku howlan tahay Dallada Heegan iyo hogaankeedu. Follow Our Social Media: https://www.facebook.com/share/p/r7W36U1dhFJbTsSf/