Hambalyo Jamhuuriyad Somaliland 🟥⬜🟩

Jamhuuriyada Somaliland waa Dal dimuqraadi ah oo si iskiis ah isu maamulayay muddo ka badan 30 sano, lehna Hay’ado dowladeed oo shaqeeya.

Aqoonsiga Somaliland wuxuu gacan ka geysan karaa xasilinta gobolka, iskaashiga amniga, iyo horumarinta ganacsiga caalamiga ah.

REPUBLIC OF SOMALILAND

Similar Posts