Xisbiga WADDANI iyo xisbiga Dimuqraadiga ee Maraykanka (USA).
Tani iyo intii ay socdeen tartanka doorasho ee u dhaxeeyay Joe Biden iyo Donald J. Trump waxa aad u muuqatay in xisbiga Dimuqraadiga ee uu gadh wadeenka ka yahay Joe Biden kaga cadcadaa trump hanashada quluubta shacabka, ku guuleysiga kuraasta hoose dhan haday tahay congress iyo haday tahay dhinac kaleba iyo ugu danbayntii oo uu…