Madaxweyne Cirro Oo Safarkiisii Ugu Horreeeyay Ku Tagay Qatar: Bilow Cusub Oo Somaliland U Gashay Iskaashi Caalami ah

Madaxweyne Cirro Oo Safarkiisii Ugu Horreeeyay Ku Tagay Qatar: Bilow Cusub Oo Somaliland U Gashay Iskaashi Caalami ah

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa Safarkii ugu horreeyay ee madaxweyne Somaliland ah uu ku tago dalka Qatar u ambo baxay maanta. Safarkani wuxuu calaamad u yahay dadaal cusub oo lagu horumarinayo xidhiidhka caalamiga ah iyo raadinta aqoonsi buuxa. Somaliland waxay diyaar u tahay inay dunida la furto bog cusub oo iskaashi, horumar iyo diblomaasiyad leh. Safarka…

Safarkii Shaqo ee Aan Ku Tagay Gobalada Dalka Jamhuuriyada Somaliland

Safarkii Shaqo ee Aan Ku Tagay Gobalada Dalka Jamhuuriyada Somaliland

Waxa aan soo nabad gaadhnay magaalada Ceerigaabo oo uu nooga bilaabmi doono safarkii gobolada Somaliland ee hogaanka Garabka Dhalinyarada Heer Qaran ee xisbiga WADDANI. waxa aanu kulamo la yeelan doonaa haldoorka dhalinyarada ee Lixda gobol ee Jamhuuriyada Somaliland. 📍CEERIGAABO 9 August, 2024, Waxa caawa kulan soo dhawayn ah oo ay qaban qaabiyeen madaxda xisbiga ee…