Shirka Dhalinyarada Aduunka ee ka dhacay Dalka Russia waxa iskugu imid 180 Wadan
|

Shirka Dhalinyarada Aduunka ee ka dhacay Dalka Russia waxa iskugu imid 180 Wadan

Shirkan waxa uu ahaa shir ay iskugu imaadeeen dhalinyaro ka kala socota 180 Wadan, waxa uuna ahaa shirkii labaad ee ka dhaca dalka russia oo aan ka qayb galo. Shirkan waxa la gu soo bandhigay 180 kaa wadan waxa ay ku wanaagsanyihiin oo ay ka mid ahaayeen dhaqankooda, waxa uu wadankooda leeyahy iyo fikirkooguba… KA…

Qaxootiga Xadhkaha Goostay; iyo Ku Qul-Qulidda Qaaradda Europe.
|

Qaxootiga Xadhkaha Goostay; iyo Ku Qul-Qulidda Qaaradda Europe.

Qaxootigu iskama abuurmin ee sababo dhaliyey ayaa jira. Waxay Somalidu ku maahmaahdaa haad habeen kacay sabab kicisay ayaa jirta ee iskama kicin. Markii Ingriisku sameeyey warshadaynta ( Industrial revolution) wax yar kadiba waxaa iyaguna ka daba sameeyey wadano kale oo ay ka mid tahay Faransiiska. Markii dambe waxay wada gaadhay qaaradii Europe oo wadan waliba…

MID IGA QORA
|

MID IGA QORA

Marka hore Rabbi bay mahadi u sugnaatay inaga dhigay dad islaam ah, Rasuulkiisana naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato. Intaas ka dib wakhtigan aan qorayo mowduucan waxa aan ku suganahay guriga xaafadu ka degan tahay magaalada Boorama waxaanan qalinka u soo qaatay in aan qoraal ku muujiyo aragtidayda ku aadan waxyaabaha maskaxdaydu isleedahay waa…