Happy 18-May to my Beloved Somalilanders


Waxa aan Booqasho ku tagnay aniga oo weheliya hogaanka Dallada Heegan xaafada Qoorgaabtii hore ee magaalada Boorama. Waxa aan ku bogaadinayaa Kulamada,…
Maanta waxaan shir muhiim ah la yeeshay madax-qaybeedayada Xarunta iyo Madaarka Cigaal International Airport. Kulankan oo ka qabsoomay hoolka shirarka ee Wasaaradda,…
Society Awareness Of Immigration and Development (SAID ORG) Chief Executive Abdirashid Abdi Jama https://zaidorg.wordpress.com/2015/05/19/society-get-experience-the-background-of-said-organization/
Qaxootigu iskama abuurmin ee sababo dhaliyey ayaa jira. Waxay Somalidu ku maahmaahdaa haad habeen kacay sabab kicisay ayaa jirta ee iskama kicin….
Galabta waxaan booqday Garoonka Hargeysa Stadium si aan u dhiirrigeliyo kooxda kubadda cagta ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda JSL ,…
Marka labadaad waxa aan salaamayaa xubnaha golaha dhexe ee ka kalayimiday gobolada dalka iyo laamaha dibada, waxaanan ku soodhawaynayaa shirka golaha dhexe…