Kulan isbarasho iyo wacyi-galin

Waxa aan Booqasho ku tagnay aniga oo weheliya hogaanka Dallada Heegan xaafada Qoorgaabtii hore ee magaalada Boorama. Waxa aan ku bogaadinayaa Kulamada, wacyi-gelinta iyo dardarta ay ku howlan tahay Dallada Heegan iyo hogaankeedu.

Follow Our Social Media: https://www.facebook.com/share/p/r7W36U1dhFJbTsSf/

More News