Xaflada Gudoonsiinta Shahaadada Dalladnimo ee Dallada Heegan ee Xisbiga waddani

Aniga oo gudanaya waajibka Xisbinimo waxa aan caawa xisbiga Gudoonsiiyay Daladii u horaysay ee buuxisa shuruudaha xisbiga oo isla caawaba Shahaahada Daladnimo la gudoonsiiyay. Xisbiga tacab iyo taageeraba deegaankaygu waa diyaar.

Follow Social Media: https://www.facebook.com/share/v/qBTbTzb3CjYuReQr/

Similar Posts