Shirka Todobaadlaha ah ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada

Shirka Todobaadlaha ah ee Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada

Waxaan maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda. Shirkan waxa lagu falanqeeyay: Shirkan oo qayb ka ah kulamadayada joogtada ah ee todobaadlaha ah, waxa uu muhiimad weyn u leeyahay kor u qaadista hufnaanta shaqo, horumarinta adeegyada duulista hawada, iyo xaqiijinta qorshayaasha horumarineed ee sanadkan 2025. Waxaan ku adkaysanayaa in wada-shaqeynta, isla-xisaabtanka, iyo hufnaanta…