Madaxweyne Cirro Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud ee Dalka

Madaxweyne Cirro Oo Kulan La Qaatay Agaasimayaasha Guud ee Dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray qiimaynta shaqada iyo hawlaha ay soo qabteen Agaasimayaasha Guud mudadii ay xilka hayeen, si kor loogu qaado hufnaanta iyo waxqabadka hay’adaha dowliga ah. Intii uu socday kulanka madaxweynaha,…