MID IGA QORA
|

MID IGA QORA

Marka hore Rabbi bay mahadi u sugnaatay inaga dhigay dad islaam ah, Rasuulkiisana naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaato. Intaas ka dib wakhtigan aan qorayo mowduucan waxa aan ku suganahay guriga xaafadu ka degan tahay magaalada Boorama waxaanan qalinka u soo qaatay in aan qoraal ku muujiyo aragtidayda ku aadan waxyaabaha maskaxdaydu isleedahay waa…